Qeexid
"Dhar iwm midab u yeelasho."
[-qday, -qatay]
sibbaaq day
sibbaaq atay
f.g3"Dhar iwm midab u yeelasho."
Wadaag:
(kiim.) Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm wax midab loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Silsillad dahab ah.
Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Ku s.: wax afka ku jira iyagoo aan la rabin in la liqo hunguriga ku roorid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Meel tegiddeeda ka maqnaan.
Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag: