Qeexid
"/dh ld sabiib."
"/dh ld sabiib."
Wadaag:
S. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.
m.dh.kh
Wadaag:
Wax meel siman ama qoyan ku taraarixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel siman ama qoyan oo lagu siibto.
ld sibiibixasho.
m.dh
Wadaag:
Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Shamiinto.
Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m.l
Wadaag:
Aqal iwm dhul dhaciisa shamiinto ku kebisid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Silsillad dahab ah.
Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag: