Qeexid
"Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho."
[-xday, -xatay]
sibiibixo2 day
sibiibixo2 atay
f.mg3"Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho."
Wadaag:
Meel siman ama qoyan oo lagu siibto.
ld sibiibixasho.
m.dh
Wadaag:
S. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.
m.dh.kh
Wadaag:
Wax meel siman ama qoyan ku taraarixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Shamiinto.
Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m.l
Wadaag:
Aqal iwm dhul dhaciisa shamiinto ku kebisid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: