Qeexid
"Aqal iwm dhul dhaciisa shamiinto ku kebisid."
[-reeyay, -raysay]
sibire eeyay
sibire aysay
f.g2"Aqal iwm dhul dhaciisa shamiinto ku kebisid."
Wadaag:
Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Shamiinto.
Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m.l
Wadaag:
Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn.
Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
S. ah: meel kor siman ama qoyan oo lagu simbiriirixanayo.
m.dh.kh
Wadaag:
Wax meel siman ama qoyan ku taraarixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel siman ama qoyan oo lagu siibto.
ld sibiibixasho.
m.dh
Wadaag:
Meel siman ama qoyan ku simbiriirixasho.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag: