Qeexid
"Wax iyadoon la calalin liqid."
[-iyay, -isay]
sibq yay
sibq say
f.g2"Wax iyadoon la calalin liqid."
Wadaag:
Ku s.: wax afka ku jira iyagoo aan la rabin in la liqo hunguriga ku roorid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Silsillad dahab ah.
Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Nafley si ay neeftu ugu ceshoonto cunaha xarig kaga xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Shamiinto.
Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m.l
Wadaag: