Qeexid
Ku s.: wax afka ku jira iyagoo aan la rabin in la liqo hunguriga ku roorid.
[-qaday, -qatay]
f.mg3Ku s.: wax afka ku jira iyagoo aan la rabin in la liqo hunguriga ku roorid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax iyadoon la calalin liqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sibqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Iyadoo la fadhiyo in yar durkid.
Qeexid Xigta: Ka s.: wax ku yaqyaqsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Dhar iwm midab u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sibqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Lugta dambe ee geela boqonteeda.
Qeexid Xigta: Maraqsaarta geela.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Silsillad dahab ah.
Qeexid Xigta: Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qof aad u duqoobay oo tabar dhigay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Meel siman oo lagu simbiriirixan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc kalluunka waaweyn ka mid ah oo midab hurdi ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Qeexid Xigta: Shamiinto.
Qeexid Kale: Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld sabiib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Sisib ku kufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]