Qeexid

"(-rro, m.dh) Harag neef yar oo ari ah, oo si gaar ah loo baxshay loona habeeyey oo biyaha ama caanaha lagu shubto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine