Qeexid
"Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa."
Qeexid Xigta
Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
"Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa."
Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
Wadaag:
(f.g) Cid ama wax qaadid ama kor u hayn.
(f.mg) Neef dheddig wax riman ahaansho.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.
m.l
Wadaag:
Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.
fk.we
Wadaag:
Meel siman oo qoyan ku simbiriirixasho.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Harag aan dhogor lahayn.
S. ah: ilmo yaroo markaas dhashay.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Laba xoog oo isle'eg, isku lid ah, barbaro ah, si wadajir ahna u saaran walax. Xoogaggaasi waxa ay sababaan in ay walaxdu ku wareegto dhidib dhexaad-keeda.
m.dh
Wadaag:
(-dko, m.l) Laba halaad oo hal ilmo ah ku wada irmaan.
m.dh
Wadaag:
Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Hab; han-naan.
Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m.dh
Wadaag: