Qeexid
"sida fk. ld si."
"sida fk. ld si."
Wadaag:
(f.g) Cid ama wax qaadid ama kor u hayn.
(f.mg) Neef dheddig wax riman ahaansho.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.
m.l
Wadaag:
Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa.
Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Bilaha soomaaliga oo dayaxa lagu tirsado, tan u dhexeysa soonfur iyo arrafo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.
m.dh
Wadaag:
Harag aan dhogor lahayn.
S. ah: ilmo yaroo markaas dhashay.
m.l
Wadaag:
Meel siman oo qoyan ku simbiriirixasho.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.
fk.we
Wadaag: