Qeexid
"ld siddeetameeye."
"ld siddeetameeye."
Wadaag:
. Tiro qiyaas ahaan siddeetan u dhow. ld siddeetaneeye.
m.l.t
Wadaag:
. Tiro ka kooban siddeed meelood oo min toban ah; siddeed tobnaad; “80”.
m.l.t
Wadaag:
.j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma siddeetan. ld siddeetamaad.
m.l.t
Wadaag:
Tiro qiyaas ahaan afartan udhow. ld afartameeye, afartameeyo.
m.l.t
Wadaag:
Weel iwm siddo u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Weel iwm wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.
m.dh
Wadaag: