Qeexid
"Weel iwm wax siddo loo yeelay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
siddeysan naa
siddeysan nayd
f.mg4"Weel iwm wax siddo loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
Weel iwm siddo u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax wakhti ama muddo loo qabtay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
. Tiro ka kooban siddeed meelood oo min toban ah; siddeed tobnaad; “80”.
m.l.t
Wadaag:
Wax maddiiddo lagu akhriyey ahaansho (haweeney).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la mideeyay ahaansho (dad).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: