Qeexid

"Wan lax boodid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sif oo kali ah:
  • Haddaba habka UDUB u dhigtay dacwaddaas iyo sifaha ay u isticmaashay ayaa ah mid u muuqata mid dadka lagu rimanaayo afkaar qaldan oo hor-dhac u ah carqalad dambe oo ay ku doc ka wareemaan natiijada doorashada.
  • Sifooyinkaas ayaa qaarkood asal u ah dhismihii bulshada Mareykanka ay ku abuurantay kadib hijradii ay awoowe yaashooda ku yimaadeen qaaradda Mareykanka.