Qeexid
"Nooc cawska ka mid ah kana baxa meelaha ciid guduudka ah oo xooluhu aad u cunaan."
"Nooc cawska ka mid ah kana baxa meelaha ciid guduudka ah oo xooluhu aad u cunaan."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.
m.l
Wadaag:
Tubaako shiidan oo xaashi khafiif ah lagu duubay oo laga qiijiyo. ld saka-reed sigaaryacab m.l (-byo, m.dh) Qof sigaarka qiijiya.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Harag neef yar oo ari ah, oo si gaar ah loo baxshay loona habeeyey oo biyaha ama caanaha lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Maanyoodka Yibraha, marka ay samaanyo ka rabaan wiil dhashay.
m.dh.u
Wadaag:
Sharraxa wax la sharxo.
Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) (muus.) Qalab muusikada ka mid ah oo la afuufo lehna dhuun dheer oo dhuuban iyo daloollo, fureyaal faraha lagaga cayaaro oo foori jaadad badan leh laga soo saaro oo cayaaraha istunka marka la billaabayo iyo marka la joojinayo la yeeriyo; malkad.
m.dh
Wadaag:
Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan2.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax nadiif ah noqosho.
Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan1.
f.mg1
Wadaag:
(-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m.l
Wadaag:
Wax nadiifin.
Wax kala miirid.
Wax sharxid. ld safee.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
/dh (-ooyin, m.l) (nax.) Guud ahaan waxaa sifo loo yaqaannaa dir faahfaahisa ama sifaysa dirta magaca, haseyeeshee waxaa jira afaf ka mid ah af-soomaaliga, oo dirta sifadu ay dhismo ahaan u dhaqanto sida falalka (eeg fal-sifo).
m.l
Wadaag: