Qeexid
"eeg sifee. ld safayn."
"eeg sifee. ld safayn."
Wadaag:
Wax nadiif ah noqosho.
Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan2.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shay badanaa ka samaysan caw, qaab wareegsanna leh oo sooryooyinka waaweyn cuntada lagu geeyo.
m.l
Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah kana baxa meelaha ciid guduudka ah oo xooluhu aad u cunaan.
m.l
Wadaag:
Sharraxa wax la sharxo.
Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Xadaynta gariirrada ay leedahay hir gudbani, si gariirku ugu dhaco sallax keliya. Tusaale ahaan, kaaha birlab danabeed waa dhaqaaqa hir gudban.
(fiis.) Yaraynta maayadda unugga Foolt, taas oo ka dhalata tuulmidda maxsuullada ka soo baxa falgalka kiimikaad.
m.dh
Wadaag: