Qeexid
"Tolmada dharka si gaar ah dunta isaga kor boodbootin."
[-fay, -ftay]
sifsif2 ay
sifsif2 tay
f.g1"Tolmada dharka si gaar ah dunta isaga kor boodbootin."
Wadaag:
Tolmada dharka oo si gaar ah dunta la isaga kor boodbootiyo.
m.l
Wadaag:
Sharraxa wax la sharxo.
Astan iwm oo wax gaar u leeyihiin.
m.l
Wadaag:
/dh (-ooyin, m.l) (nax.) Guud ahaan waxaa sifo loo yaqaannaa dir faahfaahisa ama sifaysa dirta magaca, haseyeeshee waxaa jira afaf ka mid ah af-soomaaliga, oo dirta sifadu ay dhismo ahaan u dhaqanto sida falalka (eeg fal-sifo).
m.l
Wadaag:
Wax nadiifin.
Wax kala miirid.
Wax sharxid. ld safee.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag: