Qeexid
Wax halis u dhow ahaansho.
[-gtay, -gatay]
f.mg1Wax halis u dhow ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld sigasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tubaako shiidan oo xaashi khafiif ah lagu duubay oo laga qiijiyo. ld saka-reed sigaaryacab m.l (-byo, m.dh) Qof sigaarka qiijiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax halis u dhawayn.
Qeexid Xigta: Wax u dhawaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sigo. ld sigad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sigan. ld signaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Halis u dha waansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: C. ah: dhul geed qodxeedku ku badan yahay.
Qeexid Xigta: Dhul leh dhir aan weli la daaqin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Meel, wax geedo leh oo aan la daaqin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Weel, wax hoore laga buuxiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Maro si gaar ah loo tolay oo cagaha la gashado intaan kabaha la illan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.
Qeexid Xigta: Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho.
Qeexid Xigta: Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-nmay, -nmantay; -nmi) ld siman1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -nnaa, -nnayd
Qeexid: ld siman2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Aan ku xidhnayn, kana xor ah dhammaan astaamaha ku xeeran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Godob, utun, aano, dakano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]