Qeexid
"Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid."
[-bay, -btay]
siib2 ay
siib2 tay
f.g1"Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid."
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”.
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag:
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.
m.dh
Wadaag: