Qeexid
"ld siibasho."
"ld siibasho."
Wadaag:
siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”.
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus.
Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro.
Iftiin.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Meesha xoolaha la gadayo lagu xereeyo oo lagu siiyo caws iyo biyo; xero; deyr; siibad.
m.dh
Wadaag:
Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale oo middiiba mid ku gudajirto.
Taxane gabay ama maadees ama sheeko.
m.dh
Wadaag:
Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo.
Goobta lagu ciyaaro turubka.
B.da gabayga: baabka gabayga.
m.dh
Wadaag:
Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa.
Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
m.l
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: