Qeexid

"Dhega-adeyg."

Qeexid Kale

Yasid.

Qeexid Xigta

Dhib ku jirid; rafaadsanaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siic oo kali ah:
  • Waxa loo maleenayaa in weerarkaasi uu qeyb ka yahay oo uu salka ku hayo dagaal siyaasadeed oo bulshada Siicadu ay ugu jirto awood qabsashada.
  • "Doonida waxaan ku qabanay 14-qof oo isugu jira Somali iyo Hindi, ma garan karno halka ay ka yimaadeen, waxaanse ku wadnaa baaritaano" ayuu yiri C/lla Al-Rasiic oo sheegay in hub badan uu doonida saaran yahay.