Qeexid

"Meesha ay wax ka soo unkamaan; sinji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siif oo kali ah:
  • Khilaafkaas oo ka oogmay ka dib markii ay xukuumaddu ku soo rogtay nidaam cusub oo ah manaasiifta badeecadaha ay sidaan gaadiidku.
  • Iyaba waa yaabe, islaantii soddonka gu' siifadda siddeetan jirku ku baxaysay ee aan is lahaa meel la taabto ma leh, maalin qudha ayay ku xuub dhacsatay.