Qeexid
"Doon siifad marin."
[-deeyay, -daysay]
siifade eeyay
siifade aysay
f.g2"Doon siifad marin."
Wadaag:
Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo.
Urka saliidda beerka libaax badeedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.
fk.we
Wadaag:
Nafley silsilad ku xirid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid siyaasad kula dhaqmid.
Cid khayaa-mayn.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(fg.) Wax habaas u yeelid.
(fmg.) Cid habaas kicin.
f.g
-geeyay, -geysay
Wadaag: