"S. ah: xoolo meel cagtu ku badatay daaqa."
Wadaag:
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
m.l
ld sigasho.
Habaas; boor; bus.
Dabayl xooggan oo carro wadata.
m.dh
(fg.) Wax habaas u yeelid.
(fmg.) Cid habaas kicin.
f.g
-geeyay, -geysay
eeg siigee.
m.f.dh