Qeexid

"Habaas; boor; bus."

Qeexid Xigta

Dabayl xooggan oo carro wadata.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siigo oo kali ah:
  • Bogcadda garoonku waxay ahayd mid nabaad ah oo aan siigo lahayn hareerahana waxa ka xiga dhir waaweyn oo qudhac u badan oo aanu ku jirin geed dhawaan la beeray.
  • Naxdin waynaa, inta uu hareeraha eegay ayuu siigo kiciyay oo uu jiiradii ugu dhawayd ka laabay, isaga oo isku buuqsan boodhkana isku qarinaya.