Qeexid

"Oogada qaarkeeda sare, dhanka jeegada iyo dhabarku ku yaalliin."

Qeexid Kale

Dulqaad iyo wax qodqodis la'aan.

Qeexid Xigta

Wajhadda dambe ee wax leeyihiin, sida buuraha, aqallada iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siijeed oo kali ah:
  • Culimadii Ajaanibta ahaa ee dhawaan Magaalada Muqdsiho soogaartay ayaa kamid ahaa Wefdigii Subaxnimadii Saaka Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ka dhoofay,kuwaasi oo kusiijeeday Magaalada Dooxa ee Xarunta Dalka Qadar.
  • Cumar Xaashi Wasiirka Amniga Qaranka oo Weerar Culus loo geystay Xili uu kusiijeeday Magaalada Beledweyne Col.