Qeexid
"(xis.) Fansaar tirigonoometeri ee xagal la mid ah rogaalka kosaynka xagasha. Taasoo ah sec(theta) = 1/cos(theta)"
Qeexid Kale
(xis.) Xarriiq toosan kana jara goobada laba barood. Qaybta xarriiqda leh u dhexeysa labada barood ee is goyska waa boqonka xoodka.
Qeexid Xigta
(xis.) Xarriiq goysa xood.