Qeexid
"Duuf iska soo saarid."
[-iyay, -isay]
siim yay
siim say
f.g2"Duuf iska soo saarid."
Wadaag:
(jool.) Ereyga loo isticmaalay si loo garto dhadhaabaha culus ee Oogada dhulka, oo ka mid yahay basalt, oo ka hooseeya siyaalka, lana rumaysanyahay inuu yaal salka badda.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) Biyo meel ku jira oo inta ay dhulka hoostiisa xulaan meel kale ka soo dhashuuma.
m.l
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag:
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
m.l
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-ro, m.l) (muus.) Qalab muusikada ka mid ah oo la afuufo lehna dhuun dheer oo dhuuban iyo daloollo, fureyaal faraha lagaga cayaaro oo foori jaadad badan leh laga soo saaro oo cayaaraha istunka marka la billaabayo iyo marka la joojinayo la yeeriyo; malkad.
m.dh
Wadaag:
siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”.
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka
Duuf.
Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
m.l
Wadaag:
Dhega-adeyg muujin.
Dhibkujir.
Yas.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: