Qeexid

"Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka"

Qeexid Kale

Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.

Qeexid Xigta

Duuf.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siin oo kali ah:
  • Cali Cabdulaahi Cosoble Wasaaradda Dib U heshiisiinta Xil.
  • Wafdiga Madaxweynaha ayaa kasoo duulay dalka Jabuuti oo ay shalay gaareen, waxana halkaas kula soo kulmeen Madaxweynaha dalka Jabuuti, iyagoo kulankooda kaga hadlay shirkii dib u heshiisiinta.