Qeexid
"Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid."
[-iyay, -isay]
siin3 yay
siin3 say
f.mg1"Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid."
Wadaag:
Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka
Duuf.
Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
m.l
Wadaag:
Qurux.
(-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag:
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
m.l
Wadaag:
siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”.
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhega-adeyg muujin.
Dhibkujir.
Yas.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: