Qeexid
"Qurux."
Qeexid Xigta
(-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.
"Qurux."
(-do, m.l) Naqshad iyo xarar wax lagu qurxiyo.
Wadaag:
Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka
Duuf.
Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
m.l
Wadaag:
Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
f.mg1
-iyay, -isay
Wadaag:
Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo.
Urka saliidda beerka libaax badeedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Weel macdan ah, sidda leh oo sida wadaanta biyaha loo darsado.
Baal-di.
ld saylad.
m.dh
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
m.l
Wadaag: