Qeexid
ld sicir.
ld sicir.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Taariikh nololeed.
Qeexid Xigta: Asluub; dhaqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh) Firimbi. ld siidhi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld saqiir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid khiyaamayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sakiiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld saqiir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
qr.fk
Qeexid: (nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qeexid Xigta: Qurub tilmaamaya kordhin.
Qeexid Kale: Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Qeexid Xigta: Dhagar; khayaamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof wax milki uga dhigid.
Qeexid Xigta: Qof wax u dhiibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: dhinac u kufid.
Qeexid Xigta: Cid khilaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: Firo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed dheer oo webiyada agagaar kooda ka baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld siis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Subag burcad ah weel gudihiis ku dhalaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld siin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Xubinta dhalmada ee haweenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Laba barshin oo caw ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Dhega-adeyg muujin.
Qeexid Xigta: Dhibkujir.
Qeexid Kale: Yas.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meesha ay wax ka soo unkamaan; sinji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]