Qeexid
"Taariikh nololeed."
Qeexid Xigta
Asluub; dhaqan.
"Taariikh nololeed."
Asluub; dhaqan.
Wadaag:
Iin lugaha dadka gasha oo jilbaha isu soo dhoweysa.
Nabar ka dhasha shafka iyo jeeniga geelu markay is xoqaan. ld sakiir, sikiir, sikiiro.
m.l
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag:
Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
m.l
Wadaag:
siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”.
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Xumaan uurka la isugu hayo; utun.
Cayaar beeralaydu tumato oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka.
m.dh
Wadaag:
Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Daymo, eegmo.
Feker.
F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
m.dh
Wadaag: