Qeexid
"Raar wada cad oo aan marriin lahayn."
"Raar wada cad oo aan marriin lahayn."
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
siiba fk. Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan yahay”.
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Qof la jecelyahay wax ku dhaqaalaysasho.
Wax, wax kale ku beddelasho.
f.lg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-ooyin, ml.) Erey macnahiisu walaal u dhigmo oo loo yiqiin haweenkii xisbiga leegada xubinta ka ahaa.
m.dh
Wadaag:
Qof wax milki uga dhigid.
Qof wax u dhiibid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya kordhin.
Qurub tilmaamaya sii socosho fal.
qr.fk
Wadaag: