Qeexid

"Boor; siigo; habaas. ld siise."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siiso oo kali ah:
  • Mas'uuliyiin ka mid ah Bahda Siyaasada Soomaaliy ayaa aaminsan Arintaan in ay dib u soo cusbooneysiiso murankii baarlamaanka oo beryihii dambe u muuqda mid meesha ka sii baxayay.
  • Dalalka horey u marey waxay ku horumareen waa dadaalka ummaddooda, iyo iyadoo qofkastaba u tartamo inuu qabto inta ugu badan ee awooddiisa garsiiso, iyo inuu la dagaalamo wax kasta oo dalkiisa burburinaya.