Qeexid

"(-ooyin, ml.) Erey macnahiisu walaal u dhigmo oo loo yiqiin haweenkii xisbiga leegada xubinta ka ahaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga siisto oo kali ah:
  • Qiimaha hubka oo sarakac ku yimid Waxaa sare uga kacay magaalada Muqdisho qiimaha la kala siisto hubka, kadib markii ay magalada kasoo cusboonaadeen dagaalo xoogan.
  • Waxaad arkaysaa dad badan oo ku odhanaya ciqaamadii baa iga dhacsan, mana haysto lacag aan ku cusboonaysiisto.