Qeexid
"Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid."
[-iyay, -isay]
sij yay
sij say
f.g2"Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid."
Wadaag:
Badar la tumay haldhan, buunsho iwm u kala baxsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la sijiyay ahansho (badar la tumay).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m.l
Wadaag:
Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Hab; han-naan.
Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m.dh
Wadaag: