Qeexid
"eeg siji. ld sijis."
"eeg siji. ld sijis."
Wadaag:
Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar la tumay haldhan, buunsho iwm u kala baxsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la sijiyay ahansho (badar la tumay).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-imo, m.l) Garangaro yar oo dahab ama qalin ah oo dumarku cududaha gashadaan. ld jinjin.
m.dh
Wadaag:
Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro.
Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
m.dh
Wadaag: