"sikasta fk. ld si."
Wadaag:
eeg siko.
m.f.dh
kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.
inkasta xi. Xataa; walow.
Wax in yar durkin.
f.g2
-iyay, -isay
In yar durkid.
f.mg3
-kaday, -katay