Qeexid
"Wax la sikilay ahaansho (badar)."
[-lnaa, -lnayd]
sikilan naa
sikilan nayd
f.mg4"Wax la sikilay ahaansho (badar)."
Wadaag:
Wax sikilo laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Badar budo iyo jiriir u kala saarid.
Badar qashin ka saarid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
eeg sikilan. ld sikilnaansho sikilnaansho m.l/dh ld sikilnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Badar iwm sikilo ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Badar iwm qashin ka saarasho.
f.g3
-laday, -latay
Wadaag:
Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Weel wax la bikilay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: