Qeexid
"Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan."
[-naa, -nayd]
silacsan aa
silacsan ayd
f.mg4"Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan."
Wadaag:
eeg silacsan. ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax sawlac gaaray ahaansho (miro).
f.mg4
-naa, -naayd
Wadaag:
(-lcay, -lacday; -lci) Cid rafaad iyo dhibaato badan la kulmid.
f.mg1
Wadaag:
Wax shilis oo hilib isla'eg leh ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la halciyay ahaansho (hilib).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg sawlacsan. ld saw lacsanaansho sawlacsanaansho m.l/dh ld sawlacsanaan sawlax1 m.l Weyrax.
m.f.dh
Wadaag:
Naag wax wallac hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax sikilo laga dhigay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: