Qeexid

"eeg silci. ld silcis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silcin oo kali ah:
  • Sii socoshada silcinta Soomaalida qaxootiga lagu silcinaayo wadamada ay magangalyada ku joogaan, (tusaale dilka lagu hayo dhalinyarada Soomaalida ee ku nool dibadaha.
  • Sababta ay ku raacdayna malahayga waxay ahayd diin jacayl, oo waxay is lahayd inta aad ifka wada joogtaan ku dulmiyimaayo, ku dayrin maayo; ku dagaali maayo, kua deedafayn maayo; ku silcin maayo, kuna saxariirin maayo.