Qeexid
"ld silacsanaan."
"ld silacsanaan."
Wadaag:
eeg jilicsan. ld jilacsanaan, jilacsanaansho, jilicsanaan-sho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg silacsan. ld silacsanaansho, silicsanaan, silicsanaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax silic hayo ahaansho. ld silicsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax aan adkayn ahaansho.
Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg sawlacsan. ld saw lacsanaansho sawlacsanaansho m.l/dh ld sawlacsanaan sawlax1 m.l Weyrax.
m.f.dh
Wadaag:
eeg suusucsan. ld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: