Qeexid
"Si siligle ah u ordid (geel)."
[-leeyay, -leysay]
siligle eeyay
siligle eysay
f.mg2"Si siligle ah u ordid (geel)."
Wadaag:
Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun ta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
m.dh
Wadaag:
Wiglo ciyaarid. ld wilgee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Si nacdiir (nacayb) leh cid wax u yeelid. ld silacdilyee.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax urkiisa sanka la raacid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Badar iwm sikilo ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag: