Qeexid
"Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso."
[-saday, -satay]
siliqs aday
siliqs atay
f.mg3"Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld siniqso."
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
m.dh
Wadaag:
eeg siliqso. ld siliqsad, siliqsi, siniqsad, siniqsasho, siniqsi.
m.dh
Wadaag:
Hab uu u socdo neef geel ah oo seeto dheeri ku xiran tahay.
m.l
Wadaag:
Wax urkiisa sanka la raacid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Si siliqle ah u socosho (neef geel ah).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun ta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Si siligle ah u ordid (geel).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: