Qeexid
"Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo."
Qeexid Xigta
Biyo yar oo badar lagu mayro.
"Gilgilidda badar iwm oo la kala soocayo weel ballaaran gudihiisa lagu gilgilo."
Biyo yar oo badar lagu mayro.
Wadaag:
Badar biyo ku dhaqid.
Wax rabsho ku samayn.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
silsilad cunto m.dh (baay.) Beddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo maraysa dariiqad taxana ah oo noolayaasha mid waliba cunayo ka ka hooseeya ee silsiladda, isagana uu cunayo kan ka sarreeyaa. Haddaba dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, iyada oo iyagana ay cunaan hilbo cunayaasha kala duwani.
Wadaag:
(-do, m.l) (juqr.) Layn buuro is haysta, oo fig leh ama aan lahayn, buurahaas is haysta, meesha ugu sarraysa waa dhuubantahay; haddii jooggu uu gaabanyahay waxay silsilladdu ka kooban tahay gunburo is haysta halkii ay ka koobnaan lahayd buuro.
m.dh
Wadaag:
Xarig ka samaysan ilo ama garangarro bir ah ama wax kale oo middiiba mid ku gudajirto.
Taxane gabay ama maadees ama sheeko.
m.dh
Wadaag:
Nafley silsilad ku xirid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid silac gayeysiin; saxariirin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daliig dheer oo bir ah, oo siyaabo badan loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Balagga digirta marka ugu horraysa ee uu ka soo baxo geyiga.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Silsilad yar oo dahab ah, qalin iwm ka samaysan oo dumarku luqun ta ku xirtaan.
m.l
Wadaag:
Nooc kalluunka waaweyn ka mid ah oo midab hurdi ah leh.
m.dh
Wadaag: