Qeexid

"silsilad cunto m.dh (baay.) Beddelka tamarta ee laga keenay dhirta cagaaran, iyada oo maraysa dariiqad taxana ah oo noolayaasha mid waliba cunayo ka ka hooseeya ee silsiladda, isagana uu cunayo kan ka sarreeyaa. Haddaba dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, iyada oo iyagana ay cunaan hilbo cunayaasha kala duwani."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga silsilad oo kali ah:
  • Aan gacan siino oo silsiladaha iyo dabinada uu cadowgu inoo dhigayo ka wada talaabsano inagoo gacmaha is haysana.
  • Khilaafyada iyo kaladuwanaanta doodda silsiladdani sidooda ayay u yihiin waxtar lagu kasayo garashadii xilligaas iyo waayihii jiray.