Qeexid

"Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho."

Qeexid Kale

Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan2.

Qeexid Xigta

Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho.

Wadaag: