Qeexid
"Meel simbiriirixo ah ku kufid."
[-ooday, -ootay]
simbiriirixo oday
simbiriirixo otay
f.mg3"Meel simbiriirixo ah ku kufid."
Wadaag:
Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufid.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Kufidda lagu kufo meel siman oo qoyan.
Meel siman oo qoyan oo haddii lagu joogsado lagu kufo.
m.dh
Wadaag:
Cid meel siman oo qoyaan ah ku kufin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
dhinac u kufid.
Cid khilaafid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Indho biniixin si wax aan si fiican u muuqan loo arko.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Doc; dhinac.
Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo.
Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.
m.dh
Wadaag: