Qeexid
"(-imo, m.l) Misig."
"(-imo, m.l) Misig."
Wadaag:
Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka
Duuf.
Taar. 4. Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn. 5. S. ah: subag dhalaashan. 6. (-iiman, m.l) Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.
m.l
Wadaag:
Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
m.dh
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekeysiin.
Saf iwm qallooc ka bi'in.
Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.
f.g1
Wadaag:
Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro.
Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
m.dh
Wadaag:
Aslalkii hore ee laga soo jeeday.
Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.
m.l
Wadaag:
Sah lagu suganyahay ama la yahay.
Hab; han-naan.
Tilmaan ama tayo wax leeyihiin. ld sida, sidaan, sidaas, sidii, sikasta, siwalba.
m.dh
Wadaag:
Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.
Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.
Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan1.
f.mg1
Wadaag:
(-bbo, m.dh) (c.nafl.) Barta ay ku kulmaan laba dareenwade oo deris ah,taas oo ah inta u dhaxaysa dhammaadka miiq dareenwade iyo fadhaq dareenwadaha kan ku xiga. Sinaabyada xuubabka labada unug aad ayey isugu dhawyihiin. Gujada dareenwaduhu waxay kaga gudubtaa sinaabka miiq dareenwadaha caaradiisa oo soo daaya walax dareen-mootiye; taas oo dhex gesha ugana gudubta dululaatiga sinaab fadhaq dareenka dareenwadaha ku xiga.
m.l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samaysan dahab ama lacag.
Raatibka tusbaxa.
m.l
Wadaag: