Qeexid
"Ka s.: sino samayn."
[-stay, -satay]
sinays tay
sinays atay
f.mg3"Ka s.: sino samayn."
Wadaag:
(-bbo, m.dh) (c.nafl.) Barta ay ku kulmaan laba dareenwade oo deris ah,taas oo ah inta u dhaxaysa dhammaadka miiq dareenwade iyo fadhaq dareenwadaha kan ku xiga. Sinaabyada xuubabka labada unug aad ayey isugu dhawyihiin. Gujada dareenwaduhu waxay kaga gudubtaa sinaabka miiq dareenwadaha caaradiisa oo soo daaya walax dareen-mootiye; taas oo dhex gesha ugana gudubta dululaatiga sinaab fadhaq dareenka dareenwadaha ku xiga.
m.l
Wadaag:
Qof, dan u gaar ah fushasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Bun la shiilay cunid.
Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Godob uraadsasho.
Qaraabannimo amasaaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Weel iwm siddo u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax inuu baas leeyahay u qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: