Qeexid

"(-iyo, m.dh) Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine